Topic
Warkasta is tracking xoogga across 6 reports from 4 sources. Recent coverage touches ciidanka, dalka, and taliyaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa sheegay inuu baaritaan ku hayo dilka askari ka tirsanaa ciidanka, kaas oo lagu dilay deegaanka Calaag ee degmada Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Taliska ayaa sheegay in marxuum Axmed Shire Xuseen xiliga la dilay uu fasax uga maqnaa shaqada ciidanka. War-saxaafadeed kasoo baxay taliska ayaa […] The post Talisk
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan ee magaalada Muqdisho, oo hore loogu yaqaanay Isbitaalka Digfeer, halkaas oo lagu daweynayo qaar ka mid ah askarta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay howlaha amniga.