Topic
Warkasta is tracking hay across 8 reports from 4 sources. Recent coverage touches adda, guddoomiyaha, and baladweyne, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u codeeyay Hindise sharciyeedka Dhismaha Hayโadda Daklhiga Qaranka oo loo gudbiyay, waxaana u codeeyay 132 Xildhibaan, 7 ayaa diiday halka 3 ay ka aamuseen. Sharcigaan ayaa lagu dhisayaa Hayโadda Dakhliga Qaranka, waxaana Xildhibaannada looga mahadceliyay codayntooda iyo doodihii kala duwanaa ay sameeyeen Hind

Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu weheliyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Hirshabeelle, ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo ay u tageen dardargelinta howlaha gurmadka iyo diyaar-garowga khataraha fatahaadaha. Guddoomiyaha Hayโadda SoDMA iyo wafdigiisa

Baladweyne ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo ay u tageen dardargelinta howlaha gurmadka iyo diyaar-garowga khataraha fatahaadaha. Guddoomiyaha Hayโadda SoDM

The Minister of the Ministry of Internal Affairs, Federalism and Reconciliation, Mr. Ali Yusuf Ali (Cali Xoosh), accompanied by the Deputy Minister of the Ministry of Internal Affairs, Mr. Sadaad Mohamed Noor Aliyow, visited the National Emergency Response Center today, where they were received by the Chairman of the National Disaster Management Agency (SoDMA), Mr. Mahmoud Macallin Abdulle.

The Chairman of the Somali National Disaster Management Agency (SoDMA), Mr. Maxamuud Macallin Cabdulle, today received the Chairman of the National Human Rights Commission, Dr. Maryan Qaasim, at the agency's headquarters. The meeting discussed strengthening cooperation between the two sides, data exchange, and the humanitarian situation in the country, particularly the conditions faced by vulnerable people.

The Director General of the Civil Aviation Authority presented a report at the Investment and Economic Development Meeting. The Director General of the Somali Civil Aviation Authority, Mr. Ahmed Moallin Hassan, presented a report at a meeting held by the Ministry of Planning, Investment and Economic Development.

Puntland has claimed to have stopped aid agencies in its regions, accusing them of being intertwined with the politics of Somalia,โฆ Read more

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Farah Sheekh Cabdulqaadir, oo booqasho ku jooga dalka Thailand, ayaa kulan la qaatay Madaxa Hayโadda Iskaashiga Caalamiga ah ee Thailand (Thailand International Cooperation Agency โ TICA), Mudane Chulvat Narinthrangura, iyo masโuuliyiin kale oo ka socday hayโadaha u qaabilsan horumarinta iyo is