Topic
Warkasta is tracking maxkamadda across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches galmudug, dacwadda, and gobolka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ciidamo ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta xirtay baraha muhiimka ah ee laga ilaaliyo Xabsiga Dhexe ee Muqdisho iyo Maxkamadda Gobolka Banaadir, iyagoo joojiyay isku socodka dadka iyo gaadiidka.…

Waxay maxkamaddu ku dhawaaqday in dib loogu laaban doono doorashada Galmudug, waxaana xukunka ku dhawaaqay gudoomiyaha Maxkamadda Sare, Baashe Yuusuf Axmed.

Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laashay natiijadii doorashadii isku-sidkan ee Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka ee Dowlad Goboleedka Galmudug, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Baashe Yuusuf Axmed. Maxkamaddu, kaddib markii ay dhageysatay dhinacyada dacwadda isla markaana ay qiimeysay doodaha iyo caddeymaha la hor keenay, waxay go’aamisay in doorashad