Topic
Warkasta is tracking ururka across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches doorashooyinka, guddiga, and guddoomiyaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Qaranka, Mudane Cabdifataax Faysal Xuseen, ayaa faahfaahin ka bixiyay sababta Ururka Towfiiq, oo uu hoggaamiyo Sheekh Shaakir, looga reebay doorashada ku-celiska ah ee ka socota Dowlad Goboleedka…

Muqdisho (Raxanreeb Online ) Ururka Qareennada Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah uga horyimid qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, kaas oo lagu dalbanayo in la soo saaro amar ama go’aan lagu nidaaminayo habraaca shaqada iyo mihnadda qareennimada. Ururka ayaa walaac ka muujiyay tallaabadan, isagoo ku dooday in nidaaminta mihnadda qareennimada ay leedahay sal-dhig sharci... The post