Topic
Warkasta is tracking wasaaradda across 9 reports from 5 sources. Recent coverage touches diplomacy, warfaafinta, and air, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Sept 06 (Jowhar)- Wasiirka Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Faarax Nuux, ayaa si buuxda uga raalli-galiyey maamulka iyo shaqaalaha Shirkadda Duulimaadka ee Salam Air dhacdadii gacan-qaadka iyo hab-dhaqankii aan habboonayn ee loo geystay mid ka mid ah shaqaalahooda. Wasiirka ayaa si cad u cambaareeyey fal kasta oo wax u […]

Muqdisho ( Raxanreeb Online_ Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya, Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirrada Amniga ee Dowlad-goboleedyada Koonfur Galbeed, Galmudug, Hirshabeelle iyo Waqooyi Bari. Wasiirrada ayaa magaalada Muqdisho u jooga ka qaybgalka Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo 1–2 Sebteembar 2026 ka socda Muqdi

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa Muqdisho kula kulmay Wakiilka cusub ee UNDP, Christophoros Politis, iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga iyo sidii loo horumarin lahaa qorshayaasha maalgelinta dalka. The post Wasaaradda Maaliyadda iyo UNDP oo xoojinaya iskaashiga first appeared on Radio Dalsan .

Saturday, August 15, 2025 {HMC} The Ministry of Education, Culture and Higher Education of the Federal Government of Somalia will announce today the results of the 12th Grade Examination for the 2025/26 academic year, as preparations for this matter are ongoing.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka ee Aljeeriya, hoggaankeeda, dowladdeeda iyo shacabkeeda, kaddib dabkii naxdinta lahaa ee ka kacay xarun lagu daryeelo carruurta oo ku taalla degmada Mohammadia ee magaalada Algiers, kaas oo sababay dhimashada dhowr carruur ah iyo dh

The Minister of the Ministry of Information, Culture and Tourism of the Federal Republic of Somalia, Mr. Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, the Deputy Minister of the Ministry, Mr. Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Al-Cadaala), the Director General of the Ministry, Mr. Cabdullaahi Xayir Ducaale, the Directors of Departments and all staff of the Ministry of Information, Culture and Tourism of the Federal Republic of Somalia...

The Minister of the Ministry of Information, Culture and Tourism of Somalia, Mr. Abdulfitaax Qasim Mahmud, the Deputy Minister of the Ministry of Information, Mr. Abdirahman Yusuf Omar Al-Cadaala, the Director General of the Ministry, Mr. Abdullahi Hayir Ducaale, the Directors of Departments, and all staff of the Ministry of Information, Culture and Tourism of the Federal Republic of Somalia, express their condolences.

The Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, Mr. Hamza Abdi Barre, has laid the foundation for the central headquarters of the Ministry of Commerce and Industry, which is undergoing reconstruction, as part of the efforts of the DanQaran Government to enhance the institutions vital for public service and economic growth in the country. The Prime Minister stated that the Ministry of Commerce and Industry...

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane C/fitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale, Agaasimeyaasha Waaxyaha iyo dhammaan Hawlwadeennada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxay tacsi t