Topic
Warkasta is tracking xoogga across 6 reports from 4 sources. Recent coverage touches ciidanka, dalka, and taliyaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa sheegay inuu baaritaan ku hayo dilka askari ka tirsanaa ciidanka, kaas oo lagu dilay deegaanka Calaag ee degmada Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Taliska ayaa sheegay in marxuum Axmed Shire Xuseen xiliga la dilay uu fasax uga maqnaa shaqada ciidanka. War-saxaafadeed kasoo baxay taliska ayaa […] The post Talisk
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan ee magaalada Muqdisho, oo hore loogu yaqaanay Isbitaalka Digfeer, halkaas oo lagu daweynayo qaar ka mid ah askarta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay howlaha amniga.

Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor ee magaalada Muqdisho. Taliyaha ayaa halkaasi kula hadlay saraakiisha iyo ciidamada Guutada 21-aad, isagoo kula dardaarmay inay si hufan u gutaan waajibaadkooda qaran, ilaashadaan anshaxa iyo isku-duubnida cii
MUQDISHO (Goobjoog News) — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor ee magaalada Muqdisho, halkaas…
BAARDHEERE – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, ayaa maanta gaaray magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, halkaas oo uu u tagay kormeer iyo…

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay, oo ah xarunta KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed, Garoonka Diyaaradaha Baydhabo ayaa waxaa wafdiga kusoo dhaweeyay saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida iyo madaxda Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Taliyaha waxaa safarkiisa ku wehelinayay T