Warbixin Soomaali iyo caalami ah

Topic

000

Warkasta is tracking 000 across 4 reports from 3 sources. Recent coverage touches dagaal, difaac, and diinsoor, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Compare coverage on 000

Latest reporting

FBI waxay bixisaa $150,000 abaalmarin ah oo loogu talagalay macluumaadka keeni kara qabashada eedeysanaha Soomaaliyeed

FBI waxay bixisaa $150,000 abaalmarin ah oo loogu talagalay macluumaadka keeni kara qabashada eedeysanaha Soomaaliyeed

WASHINGTON, Juun 13 – Xafiiska Federaalka ee Baarista (FBI) ee Maraykanka ayaa ku dhawaaqay abaalmarin gaareysa $150,000 oo loogu talagalay macluumaadka keeni kara qabashada iyo xukunka muwaadinka Soomaaliyeed Said Abdullahi Ereg, oo la raadinayo xiriir la leh khiyaano weyn oo ku saabsan nafaqada carruurta xilliga COVID-19. Sida ay FBI-da sheegtay, Ereg waxaa lagu eedeeyay […]

ENTurjumanShabelle Media1 daqiiqo akhris
Mareykanka oo $150,000 Dul Dhigay Soo Qabashada Nin Soomaali ah

Mareykanka oo $150,000 Dul Dhigay Soo Qabashada Nin Soomaali ah

WASHINGTON – Hay’adda Dembi-baarista Federaalka Mareykanka (FBI) ayaa ku dhawaaqday abaalmarin lacageed oo dhan ilaa $150,000 oo doolar, taas oo la siin doono qofkii keena xog lagu kalsoonaan karo oo horseedda soo qabashada iyo maxkamadeynta Saciid Cabdullaahi Ereg. Ereg ayaa loo haystaa inuu ku lug lahaa khiyaano ballaaran oo lagu lunsaday lacagihii loogu talagalay […]

SOAsalShabelle Media2 daqiiqo akhris
Hay’ada SoDMA oo 2,000 qoys gargaar ku daahfuray Diinsoor – Shiinaha oo kaashaday

Hay’ada SoDMA oo 2,000 qoys gargaar ku daahfuray Diinsoor – Shiinaha oo kaashaday

Jibriil oo gargaar 2,000 qoys ku daahfuray Diinsoor Diinsoor, Baay – 24 May 2026 – Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, oo ay wehliyaan Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay, Guddoomiyaha SoDMA Maxamuud Macalin Cabdulle iyo Wasiirka Gargaarka Koonfur Galbeed, ayaa maanta gaaray degmada Diinsoor, halkaas oo ay si [&#8230

SOAsalRadio Dalsan2 daqiiqo akhris
Pakistan oo 8,000 askari, diyaarado dagaal iyo difaac cirka ah u dirtay Sacuudiga

Pakistan oo 8,000 askari, diyaarado dagaal iyo difaac cirka ah u dirtay Sacuudiga

Muqdisho (Caasimada Online) – Pakistan ayaa Sacuudi Carabiya u dirtay 8,000 oo askari, guuto diyaarado dagaal ah iyo nidaam difaac cirka ah oo Shiinuhu sameeyey, iyadoo la fulinayo heshiis difaac oo labada dal kala saxiixdeen, sida ay qortay Reuters. Dhaq-dhaqaaqan militari, oo billowday horraantii bishii Abriil, ayaa si weyn u kordhinaya joogitaanka ciidamada iyo qalabka […] The post Pakist

SOAsalCaasimada Online4 daqiiqo akhris

More topics