Topic
Warkasta is tracking aqoonsiga across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches safiirka, wasiir, and xigeenka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga (Credentials) Safiirka loo soo magacaabay Midowga Yurub ee Soomaaliya, Mudane Laszlo Mathe, iyo sidoo kale Warqaddii Looga Yeeray Safiirkii isga ka horreeyay. Wasiir Ku-xigeenka ayaa Midowga Yurub uga mahadceliyay taageerada

Muqdisho – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga (Credentials) Safiirka loo soo magacaabay Midowga Yurub ee Soomaaliya, Mudane Laszlo Mathe, iyo sidoo kale Warqaddii Looga Yeeray Safiirkii isga ka horreeyay. Wasiir Ku-xigeenka ayaa Midowga Yurub uga mahadceliyay…