Topic
Warkasta is tracking caddaala across 1 report from 1 source. Recent coverage touches galmudug and wasiir, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Sept 18 (Jowhar)- Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dakxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Al-Caddaala ayaa xalay ka qeybgalay kulan lagu taageeraayey doorashada ku celiska ah ee Galmudug. “Dadka reer Galmudug micna gaar ah ayey doorashada dalka u leedahay, waana dad aqbali kara guusha iyo guul-darada”sidaasi waxaa yiri Wasiir Al-Caddaala. Hadalada Wasiirka ayaa yimid xilli munaasa