Topic
Warkasta is tracking casilay across 1 report from 1 source. Recent coverage touches galbeed and maxkamadda, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Baydhabo (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Koonfur Galbeed, Axmed Cali Muuse ayaa iska casilay xilkii, isagoo si rasmi ah ugu gudbiyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Madoobe warqaddiisa is-casilaadda. Warqadda is-casilaadda ee uu gaarsiiyay hoggaamiyaha Koonfur Galbeed ayuu ku sheegay inuu si ikhtiyaari ah uga degayo xilka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, isaga oo codsa