Topic
Warkasta is tracking maxkamadda across 5 reports from 2 sources. Recent coverage touches natiijada, caalamiga, and celiska, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa dil toogasho oo ah qisaasta marxuum Sarreeye Guuto Salaad Maxamed Guuleed ku xukuntay Dable Boolis Jamaal Xasan Cabdulle, oo la sheegay inuu geystay dilka taliyihii hore ee hoggaanka Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda Booliska Soomaaliyeed. Sidoo kale, maxkamaddu waxay Mustaf Xuseen Guure oo loo yaqaan Kaamil ku xukuntay…
Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambays ah u ansixisay natiijada doorashada Golaha Wakiillada dowlad-goboleedka HirShabeelle, taas oo uu markii hore si KMG ah ugu dhawaaqay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha. Go’aankan oo ku taariikhaysan 19-ka October 2026 ayaa soo baxay kadib markii maxkamaddu dib u…
Muqdisho, 19-ka Oktoobar 2026 – Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixisay natiijada doorashada Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, kaddib markii uu Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo…
Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u ansixisay natiijada doorashada ku-celiska ah ee Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug, kaddib markii…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Afghanistan ayaa si rasmi ah u diidday waarannada xarigga ee Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah (ICC) ay soo saartay, kuwaas oo lagu beegsaday afar masuul oo sare oo ka tirsan Taliban.