Topic
Warkasta is tracking cawad across 1 report from 1 source. Recent coverage touches celiyay and fal, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad oo war-saxaafadeed soo saaray ayaa si cajiib ah uga fal-celiyay khudbaddii uu shalay Baarlamaanka Puntland ka jeediyay Madaxweyne Saciid Cabdullahi Deni oo ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xaaladda maamulkaas iyo guud ahaan tan Soomaaliya. Cawad oo kamid ah musharixiintii…