Topic
Warkasta is tracking cecafa across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches dalka, dhex, and doona, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta kama dambaysta ah ee CECAFA Cup 2026, taasoo sii xoojinaysa sumcaddiisa isagoo ka mid noqday Garsoorayaasha ugu caansan Afrika. Golaha Xiriirka Kubadda Cagta Bariga iyo Bartamaha Afrika (CECAFA) ayaa xaqiijiyay in Cartan uu garsoori doono finalka tartanka oo 7-da bishan Agoosto ka dhici doona Garoonka Amahoro [

Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Ururka Kubadda Cagta Bariga iyo Bartamaha Afrika ee CECAFA, Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa gaaray dalka Mareykanka, kadib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay FIFA. Guddoomiyaha ayaa inta uu joogo Mareykanka waxa uu ka qayb geli doona kulamada afar dhamaadka iyo kama dambeysta Koobka Adduunka […]