Topic
Warkasta is tracking ceelbaraf across 3 reports from 1 source. Recent coverage touches ciidanka, dilay, and qabiil, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa sheegay inuu baaritaan ku hayo dilka askari ka tirsanaa ciidanka, kaas oo lagu dilay deegaanka Calaag ee degmada Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Taliska ayaa sheegay in marxuum Axmed Shire Xuseen xiliga la dilay uu fasax uga maqnaa shaqada ciidanka. War-saxaafadeed kasoo baxay taliska ayaa […] The post Talisk

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul uga hadlay dilka naxdinta leh ee askari ka tirsanaa ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed loogu geystay deegaanka Ceelbaraf, isagoo dhacdada ku tilmaamay mid ka tarjumaysa xaaladda amni iyo dowladnimo ee dalka. Shariif ayaa marka hore tacsi tiiraanyo leh u diray waalidka, qoyska, […] The post SHA

Jowhar (Caasimada Online) – Falcelin xooggan iyo caro ayaa ka dhalatay dil arxan darro ahaa oo maalmo kahor deegaanka Ceelbaraf loogu gaystay Allaha u naxariistee Axmed Shire Xuseen oo ahaa askari ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kaas oo loo dilay aano qabiil darteed. Axmed Xuseen oo fasax kasoo qaatay furimaha hore, kuna sii jeeday […] The post Caro xooggan oo ka dhalata