Topic
Warkasta is tracking ciise across 1 report from 1 source. Recent coverage touches khadra and mareykanka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
WASHINGTON — Dowladda Mareykanka ayaa mar kale shaacisay abaalmarin lacageed oo gaareysa $5 milyan oo lagu bixinayo xog horseedi karta in la helo Khadra Ciise, oo sidoo kale loo yaqaan Umm Qaqa al-Somali, taas oo Mareykanku ku tilmaamay inay ka tirsan tahay hoggaanka kooxda Daacish (ISIS). Barnaamijka Rewards for Justice ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda […]