Topic
Warkasta is tracking cudurka across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches ebola, kenya, and kiiskii, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Nairobi (Caasimada Online) – Dowladda Kenya ayaa maanta xaqiijisay in dalkaasi laga helay kiiskii ugu horreeyay ee cudurka Ebola, iyadoo Wasaaradda Caafimaadka Kenya ay sheegtay in qofkii uu cudurka ku dhacay uu markii dambe u geeriyooday. Wasiirka Caafimaadka Kenya Aden Barre Ducaale ayaa sheegay in qofka laga helay cudurka uu ahaa muwaadin Kenyaan ah oo…
Muqdisho, 6 Oktoobar 2026 – Cudurka Ebola ayaa mar kale soo noqday isagoo walaac caafimaad ka abuuraya qaar ka mid ah dalalka Afrika, gaar ahaan Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo…