Topic
Warkasta is tracking degdeg across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches sacuudiga, shacabka, and xamse, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa kulan degdeg ah la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Jaamac, iyadoo ay jirto xiisad siyaasadeed oo ka dhex taagan madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya.…
Sacuudiga, Turkiga iyo Pakistan ayaa qorsheynaya kulan degdeg ah oo ay yeelanayaan taliyeyaasha ciidamada saddexda dal, iyadoo xaaladda Yemen ay sii xumaaneyso, isla markaana weerarro cusub laga soo sheegay gudaha Sacuudiga.