Topic
Warkasta is tracking dhexaadin across 1 report from 1 source. Recent coverage touches aadan and dhex, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Baydhabo (Caasimada Online) – Kulan gaar ah ayaa la filayaa inuu caawa magaalada Baydhabo ku dhexmaro hoggaamiyaha Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo ergo dhex-dhexaadin ah oo uu hoggaaminayo Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka, Xildhibaan Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Wafdiga Maxamed Mursal ayaa maanta gaaray Baydhabo, waxaana ku jira lix xubnood oo dhammaantood…