๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฅ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐ก๐ข๐ข๐ง๐๐ก๐ ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ oo ๐ค๐๐ฅ๐ ๐ฌ๐๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐๐ฒ ๐ก๐๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐ญ๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐ข ๐๐ก Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, iyo Safiirka Dowladda Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu, ayaa maanta si rasmi ah u kala saxiixday heshiis taariikhi ah oo u oggolaanaya badeecadaha kalluumeysiga Soomaaliyeed in loo dhoofiyo suuqyada Shiinaha iyagoo ka faaโiideysanaya cansh
SO Asal Somali National TV1 daqiiqo akhris 2 toddobaadyo kahor