Topic
Warkasta is tracking door across 1 report from 1 source. Recent coverage touches inay and wada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wednesday, 16 Sep 2026 {HMC} Guddoomiyaha Jabhadda Xoreynta Qaranka Ogaadeeniya (ONLF), garabkeeda ku sugan gudaha Itoobiya, Cabdirakiim Sheekh Muuse oo loo yaqaan Qalbi-dhagax, ayaa sheegay in ururku door firfircoon ka qaatay geeddi-socodka wada-hadallada qaran ee Itoobiya, isagoo sheegay inay halkaas ku gudbiyeen arrimo uu ku tilmaamay kuwo muhiim u ah bulshada Soomaaliyeed. Qalbi-dhagax ayaa sh