Topic
Warkasta is tracking gal across 1 report from 1 source. Recent coverage touches dal and turkiga, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ankara (Caasimada Online) – Dowladda Turkiga ayaa beenisay warar lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in Soomaaliya ay xannibaad dal-ku-gal ku soo rogtay muwaadiniinta Turkiga, iyadoo caddeysay in aanu jirin wax isbeddel ah oo lagu sameeyay nidaamka isu-socodka labada dal. Qoraal kasoo baxay xarunta DMM ee la-dagaallanka wararka been-abuurka ah ee Madaxtooyada Turkiga ayaa lagu…