Topic
Warkasta is tracking geerida across 1 report from 1 source. Recent coverage touches qoyste and xasan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya geerida naxdinta leh ee ku timid Alle ha u wada naxariistee, Wariye Maxamed Aweys Muudey (Boqorka Bartamaha) iyo Wariye Xasan Kaafi Cabdiraxmaan Sheekh Isxaaq (Qoyste), kuwaas oo ka mid ahaa wariyeyaasha ruugcaddaaga ah ee Soomaaliyeed, isla markaana muddo dheer kusoo jiray saxaafadda dalka. Boqorka Bartamaha…