Topic
Warkasta is tracking guul across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches soomaaliya, caalamiga, and jaamac, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Jimcihii guddoomiyey kulanka 21-aad ee guddoonka guddoomiyeyaasha baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika (EAC) kaas oo lagu qabtay magaalada Arusha ee Dalka Tanzania, iyadoo guddoominta shirkan ay guul wayn u tahay Soomaaliya. Jaamac ayaa hadda ah guddoomiyaha guddoomiyeyaasha baarlam

Soomaaliya ayaa guul muhiim ah ka gaartay Shirweynaha Caalamiga ah ee Tayada Daryeelka Caafimaadka ee ISQua, kaddib markii Maareeyaha Hay’adda Qaran ee Caymiska Caafimaadka Bulshada Soomaaliyeed, Dr. Cabdirisaaq Yuusuf Axmed Jalaaludiin, loo doortay xubin buuxda oo ka tirsan Golaha Sare ee La-talinta ee Ururka Caalamiga ah ee Tayada Daryeelka Caafimaadka (ISQua).…