Topic
Warkasta is tracking caalamiga across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches education, maalinta, and xirfadaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed The post Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhall
MUQDISHO – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Maryan Maxamed Xuseen, Xildhibaanno iyo masuuliyiin ka tirsan bahda caafimaadka ayaa ka qayb galay munaasabadda lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Dhiig-bixinta, taas oo lagu qabtay magaalada Muqdisho. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaad