Topic
Warkasta is tracking heer across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches doorashada, guddiga, and tababar, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho (Caasimada Online) – Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay jadwalka uu shaaciyey Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, kaas oo ku saabsan qabashada doorashooyinka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo doorashada Madaxweynaha dalka. Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xamza Cabdi Barre ayaa lagu sheegay in xukuumad

Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee XDS, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, ayaa dalka Masar tababar heer sare ah ugu soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Gaarka ah ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Tababarka ayaa diiradda lagu saarayay xirfadaha Kumaandooska, la-dagaallanka argagixisada, dagaalka magaalooyinka iyo hawlgallada dallayadaha. Munaasabadda waxaa ka qeybgalay saraakiil Soomaali iyo Mas