Topic
Warkasta is tracking jariiban across 4 reports from 2 sources. Recent coverage touches security, commander, and dilay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Jariiban (WDN) – In display of swift justice, Puntland authorities on Saturday carried out the execution of Ibrahim Ahmed Kooshin, who had been convicted of murdering Lieutenant Guuleed Abdulkadir Kadleeye, the commander of the Jariiban Police Station in Mudug region. The execution took place in a public square less than 48 hours after the police... The post Swift Justice in Jariiban Raises Hope T

Garowe (WDN) – Ciidamada ammaanka Puntland ayaa qabtay nin lagu eedeeyay in uu dilay taliyaha saldhigga booliska degmada Jariiban ee gobolka Mudug, arrin ay masuuliyiintu ku tilmaameen in ay tahay guul degdeg ah kadib dilkaas oo niyad jab ku riday bulshada deegaanka.

Ciidanka Booliska Puntland ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay nin ku eedeysan in uu dilay taliyihii saldhiga booliska degmada Jariiban… Sii akhri

Wararka ka imanaya degmada Jariiban ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in caawa halkaas lagu dilay taliyihii saldhiga booliska degmadaas Gaanshaanle… Sii akhri