Topic
Warkasta is tracking looga across 4 reports from 3 sources. Recent coverage touches aadan, afrika, and interpol, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo Booliiska Soomaaliyeed ayaa howlgal wadajir ah ku qabtay nin looga shakisan yahay inuu qorsheynayay fal amni-darro oo ka dhaca xaafadda KPP ee degmada Hodan, magaalada Muqdisho, sida ay sheegtay NISA. NISA ayaa sheegtay in ninka la qabtay lagu magacaabo Xasan Nuur Muuse, oo sidoo kale…

Hay’adda Booliska Caalamiga ah ee INTERPOL ayaa magaalada Boosaaso ee maamulka Puntland ka diiwaangelisay 34 qof oo looga shakisan yahay inay ku lug leeyihiin dambiyo la xiriira argagixisada, intii uu…

Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed, Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ayaa kulan amniga looga hadlay la yeeshay saraakiil ka tirsan maamulkiisa, xilli uu sii kordhayo cadaadiska ciidan ee uga imaanaya maleeshiyaadka taabacsan Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen). Ilo kala duwan ayaa xaqiijiyay in Aadan Madoobe uu saraakiisha, oo qaarkood uu taleefanka ku
Magaalada New Alamein ee dalka Masar waxaa ka socda kulamo heer sare ah oo ay isugu yimaadeen madax iyo mas’uuliyiin ka kala socda dalal badan oo Afrika ah, iyadoo shirarka looga hadlayo arrimo muhiim u ah mustaqbalka qaaradda, gaar ahaan horumarinta dhaqaalaha, maalgashiga, ganacsiga iyo xoojinta iskaashiga dalalka Afrika.