Topic
Warkasta is tracking shide across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches axmed, itoobiya, and guddoomiyaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Addis Ababa (Caasimada Online) – Axmed Shide ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Shacabka Itoobiya, isagoo noqday Soomaaligii ugu horreeyay ee qabta xilka hoggaanka aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka Itoobiya. Kalfadhigii ugu horreeyay ee Baarlamaanka 7-aad ayaa lagu doortay Axmed Shide kadib doorashadii guud ee dalka ka dhacday 1-dii Juun 2026. Isla kalfadhigaas ayaa sidoo…

Axmed Shide ayaa hore u soo noqday Wasiirka Maaliyadda Itoobiya, wuxuuna sidoo kale xilal kala duwan ka soo qabtay dowladda.
Axmed Shide, oo ah siyaasi Soomaali ah oo muddo dheer kasoo shaqeynayay dowladda federaalka Itoobiya, ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Shacabka ee Itoobiya, kadib markii la daah-furay Baarlamaanka cusub ee dalka.