Topic
Warkasta is tracking shirka across 4 reports from 2 sources. Recent coverage touches guddoomiyay, arrimaha, and galbeed, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa guddoomiyay shirka Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir, kaas oo diiradda lagu saaray dardargelinta nadaafadda iyo bilicda caasimadda, xoojinta wada-shaqeynta degmooyinka iyo qorshe-hawleedka lixda bilood ee soo socota. Shirka ayaa lagu go’aamiyay in mudnaanta la siiyo kor u qaadista

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe), ayaa maanta Magaalada Baydhabo ka daahfuray Shirka Madasha Arrimaha Bini’aadannimada ee (CHF). Shirka waxaa soo qaban-qaabiyay Hay’adda SoDMA, waxaana ka qeybgalaya Wasiirrada wasaaradaha Gargaarka Dowlad goboleedyada,wakiillo ka socda beesha caalamka, hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah

Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo looga hadlay xaaladaha guud ee deegaannada maamulka, gaar ahaan dhinacyada amniga, horumarinta adeegyada bulshada iyo dardargelinta howlaha dowladda. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray qiimeynta xaaladda amniga, horuma

MUQDISHO – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka subaxlaha ee Taliska Guud ee Ciidanka XDS, kaas oo looga hadlay arrimo muhiim ah oo la xiriira dardargelinta howlgalada, horumarinta iyo dib-u-habeynta Ciidanka XDS iyo u diyaargarowga la wareegidda masuuliyadda amniga qaranka ee lagala wareegayo Ciidamada Taageerad