Topic
Warkasta is tracking shirkadda across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches hantidhowraha, dib, and diyaaradaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Dawlada Federaalka si rasmi ah ayay dib u soo nooleysay shirkadda diyaaradaha bishii Luulyo 2025-kii, iyadoo heshiis u saxiixday in la helo laba diyaaradood oo Airbus A320 ah oo loogu talagalay shirkadda qaranka. Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Rayidka Maxamed Faarax ayaa sheegay in diyaaradaha ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed, iyadoo qorshuhu yahay in duulimaadyadu ka bilaabmaan […]

MUQDISHO – Hantidhowraha Guud ee JFS, Axmed Ciise Guutaale, oo ay wehliyaan Saraakiil iyo La-taliyeyaal ka tirsan Xafiiska Hantidhowrka Guud, ayaa kulan la yeeshay Wakiilka Soomaaliya ee Shirkadda Favori LLC, Mustafa Durgut, kaas oo lagu gorferyey sidii ay Shirkadda Favori u fulin lahayd talooyinka hantidhowrka ee la xiriiray natiijadii ka soo baxday baaristii horay loogu […]

Muqdisho, Soomaaliya – Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa maanta kulan la qaatay wakiillo ka socday Shirkadda Mogadishu Al-Port Corp. Albayrak-Somalia, oo maamusha Dekedda Muqdisho. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta daahfurnaanta, isla-xisaabtanka iyo u hoggaansanaanta waajibaadka maaliyadeed ee la xiriira heshiiska maamulka