Topic
Warkasta is tracking shub across 10 reports from 6 sources. Recent coverage touches guriga, doolow, and buux, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
The reported attempt to kill General Mahad Abdirahman Aden “Shub,” the former commander of the Somali Custodial Corps, in Doolow has touched a particularly sensitive nerve in Somalia’s political establishment. An attempt on anyone’s life is deeply troubling, and General Shub, regardless of his political position, deserves the protection of the law.

Doolow (Caasimada Online) – Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta degmada Doolow lagu xiray nin aad ugu dhow taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub), kaas oo looga shakisan yahay inuu ku lug lahaa qaraxii maalmo ka hor ka dhacay gurigiisa. Eedeysanaha oo magaciisa lagu soo koobay Macalimeey aya […] The post Xog: Nin loo xiray qar

Nairobi (Caasimada Online) – Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, lagana soo doorto Koonfur Galbeed iyo Jubbaland oo shir ku yeeshay Nairobi ayaa si kulul uga hadlay qaraxii ka dhacay guriga Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Shub ee degmada Doolow ee gobolka Gedo, iyaga oo dowladda Turkiga ku eedeeyay inay ku lug lahayd weerarkaasi. Xildhibaan […] The post Xildhibaa

Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimihii hore ee Hay’adda NISA, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo soo saaray qoraal xasaasi ah ayaa ka hadlay qaraxii ka dhacay guriga taliye Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub) ee degmada Doolow, isaga oo tilmaam ka bixiyay cidda ka dambeysay dhacdadaasi. Fahad Yaasiin ayaan si toos ah u magacaabin shaqsiga uu ku eedeynayo, […] The post Waa kuma ninka Fa

Muqdisho (Raxanreeb Online) Xildhibaan Axmed Buux oo katirsan Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa si adag uga hadlay duqeyn la sheegay in lagu beegsaday Taliye Shub, isagoo ku eedeeyay dowladda Soomaaliya inay adeegsatay diyaaradaha Turkiga si loo fuliyo weerarka. Xildhibaan Axmed Buux ayaa sheegay in duqeyntaasi ahayd weerar uu ku tilmaamay “argagixiso”, isagoo xusay in ujeeddadu ahayd in... The post X

Sept 04 (Jowhar)- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa iska fogeysay wararka sheegaya in duqeyn cirka ah lagu qaaday guriga Taliye Shub oo ku yaalla degmada Doolow ee gobolka Gedo. Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa sheegtay in dhacdada ay ka dhalatay qarax gudaha ah, iyadoo dowladda ay caddeysay in aysan wax lug ah ku lahayn dhacdada. […]

Muqdisho — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah isaga fogeysay dhacdadii ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo, halkaas oo habeenkii hore lagu weeraray guri uu deganaa Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, General Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo loo yaqaan “General Mahad Shub.” War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa […]

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa iska fogeysay beegsiga guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, General Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub), iyadoo sheegtay in baaris dhab ah ku sameynayso dhacdadan. War-saxaafadeed lasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda inaysan wax lug ah ku lahayn dhacdadaasi, iyadoo sheegtay in xog

Baydhabo – Wasaaradda Warfaafinta Maamulka Koonfur Galbeed, oo ka tirsan garabka Cabdicasiis Laftagareen, ayaa si adag u cambaareysay duqeyn ay sheegtay in diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Turkiga ay ka geysteen magaalada Doolow, taas oo lagu beegsaday guriga Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Cabdi, oo loo yaqaan Jeneraal Shub. Wasaaradda ayaa sheegtay in weerarka lagu dhaawacay […]

Talihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Taliye Shub) ayaa ku dhaawacmay duqeyn diyaaradeed oo caawa lala… Sii akhri