Topic
Warkasta is tracking guriga across 5 reports from 3 sources. Recent coverage touches shub, doolow, and farmaajo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa si adag u cambaareeyay qaraxa ka dhacay guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub), kaasi oo dowladda ay sheegtay inuu ahaa mid ka dhashay waxyaabo qarxa oo lagu diyaarinayay guriga. Golaha ayaa marka hore walaac xooggan ka muujiyay eedeymaha […] The

Sept 04 (Jowhar)- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa iska fogeysay wararka sheegaya in duqeyn cirka ah lagu qaaday guriga Taliye Shub oo ku yaalla degmada Doolow ee gobolka Gedo. Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa sheegtay in dhacdada ay ka dhalatay qarax gudaha ah, iyadoo dowladda ay caddeysay in aysan wax lug ah ku lahayn dhacdada. […]