Topic
Warkasta is tracking tababarka across 1 report from 1 source. Recent coverage touches ciidamada and dhulka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Baydhabo – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Baydhabo kormeer ugu tegay ciidamo ka tirsan XDS oo tababarkooda ku dhammeystay magaalada. Taliyaha ayaa kormeerkiisa ka bilaabay xerada ay ciidamada ku qaadanayaan tababarka, isagoo warbixin ka dhageystay macallimiinta iyo saraakiisha gacanta ku haya tababar