Topic
Warkasta is tracking taliye across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches daawo, goostay, and labada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Okt 26 (Jowhar)-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar Gen. Khaalid, ayaa magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga kulan kula yeeshay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka Jamhuuriyadda Turkiga, Gen. Metin Tokel. Labada taliye ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada ciidan, iyo kor u qaadista cududda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliy

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Liiska Qaran ee Cunaqabateynta Maaliyadeed ee cayiman ku dartay Lafta-Gareen,Taliye Shub iyo Xubnaha kale hogaaminaya ciidanka daacadda u ah Madaxweynihii hore ee KGS Cabdicasiis Laftagareen ee fadhigoodu yahay duleedka Baydhabo. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA LAFTA GAREEN
Taliye ka tirsanaa maleeshiyaadka Rapid Support Forces (RSF) ee dalka Suudaan, Gaashaanle Dhexe Mohammed Azraq al-Fanjari, ayaa ku dhawaaqay inuu ka goostay kooxdaas, isaga oo la socda 300 oo saraakiil iyo askar ah iyo 30 gaari oo dagaal.