Topic
Warkasta is tracking xoojinta across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches amniga, deegaannada, and dhaqaalaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlay xoojinta amniga deegaannada Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed. Kulanka waxaa ka qeyb galay Taliyaha Qeybta 60-aad ee CXDS iyo saraakiil sare oo ka socday Ciidanka Xoogga Dalka, Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka.

MUQDISHO – Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfurtay Shirka Wadatashiga Amniga ee labada heer ee dowladda Federaalka iyo dowlad-goboleedyada dalka. Shirkan oo ah mid muhiim ah ayaa diiradda saaraya xoojinta iskaashiga, isku-duwidda iyo wada-shaqeynta hay’adaha amniga, si loo mideeyo dadaallada lagu sugayo amniga dalka. Waxaa ka