Topic
Warkasta is tracking xfs across 3 reports from 1 source. Recent coverage touches afhayeenka, agaasimayaasha, and arrimaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Laba-Xiddigle Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan u magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS. Magacaabistan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo hannaanka xiriirka dadweynaha, warfaafinta iyo gudbinta xogaha rasmiga ah ee Wasaaradda. Wasiirka ayaa Afhayeenka cusub faray inuu si hufan oo mas’uuliyad leh u guto waajibaadka lo

Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Somaaliya, Mudane Kamaal Guutaale iyo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xamza Aadan Haadow, ayaa maanta si wadajir ah u guddoomiyey shir ay isugu yimaadeen Agaasimayaasha Guud ee wasaaradaha XFS, kaas oo ka qabsoomay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda, si loo xoojiyo isku […]

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyaan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, iyo xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta booqday xarunta maamulka degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Mas’uuliyiinta ayaa kormeer ku sameeyay qeybaha kala duwan ee degmada, iyagoo u kuurgalay xaaladda