Topic
Warkasta is tracking xafiiska across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches muqdisho, untmis, and xigeenka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagtay Xafiiska Sare ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Xuquuqul Insaanka (OHCHR), oo dhowaan laga furay magaalada Muqdisho. Kormeerkan ayaa ujeeddadiisu ahayd xaqiijinta dhaqan-gelinta Qorshaha Kala-guurka Xuquuq
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa magaalada Muqdisho kaga qeybgalay munaasabad lagu soo xirayay Xafiiska Siyaasadda ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS). Munaasabaddan ayaa lagu soo afjarayay hawlihii xafiiska UNTMIS, kaas oo door ka qaatay taageerada geeddi-socodka siyaasadeed, nabad-dhisidda, dowlad-dhiska iyo xoojin