Topic
Warkasta is tracking yacquub across 1 report from 1 source. Recent coverage touches dhigay and gacanta, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Okt 25 (Jowhar)- Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur (Cabdisamad), oo ku eedeysan in uu shalay salaadda maqrib kaddib uu bamb-gacmeed ku weeraray bar-koontarool ay ku sugnaayeen ciidamada amniga, kuna taalla Waaxda Xaawo Taako ee degmada Wadajir. Weerarka ayaa sababay dhaawaca…