Topic
Warkasta is tracking dhigay across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches booliska, dhagax, and dugsiga, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda ee Jaamacadda SIMAD, taas oo lagu horumarinayo waxbarashada sare, cilmi-baarista iyo kobcinta xirfadaha ardayda Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha oo munaasabad kooban ka hadlay kaddib dhagax-dhigga xarunta ayaa sheegay in jaamacadaha iyo
Booliska caasimadda Garoowe ayaa gacanta ku dhigay nin ku eedeysan in uu maanta magaalada ku dilay labo qof, islamarkaana ku… Sii akhri
Balanballe, Galgaduud: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud ka dhagax-dhigay Guriga Nabadda iyo Dugsiga Agoonta, kaddib heshiis nabadeed oo lagu soo afjaray colaado muddo dheer u dhexeysay laba beelood oo walaalo ah oo ku kala nool deegaannada Balanballe iyo Guriceel.