Topic
Warkasta is tracking ilhaan across 6 reports from 4 sources. Recent coverage touches cumar, soo, and dhowaad, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Xildhibaanadda Aqalka Wakiillada Mareykanka Ilhaan Cumar ayaa sheegtay in tallaabooyinka ka dhanka ah ay qayb ka yihiin isku day lagu beegsanayo dadka siyaasadda kaga soo horjeeda madaxweyne Donald Trump, isla markaana loo adeegsanayo hay’adaha sharciga federaalka arrimo siyaasadeed.
Ilhaan ayaa sharci darro ku tilmaantay in saraakiisha Federaalka loo adeegsado xurguf siyaasadeed. Xafiiskeeda ayaa isna cambaareeyey baaritaanka lagu sameeyey gurigeeda
Washington (Caasimada Online) — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii sheegay inuusan wax lug ah ku lahayn baaritaankii ay ciidamada federaalka ku sameeyeen guriga xildhibaan Ilhaan Cumar ee magaalada Washington, isagoo isla markaana weerar afka ah ku qaaday xildhibaannada iyo dalka Soomaaliya oo uu ku tilmaamay “dal aan dal ahayn”. Trump oo la hadlay warbaahinta…
Washington (Caasimada Online) – Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa si kulul uga jawaabtay baaritaan ay ciidamada federaalka Mareykanka ku sameeyeen gurigeeda magaalada Washington DC, iyadoo ku eedeysay Madaxweyne Donald Trump inuu hay’adaha ammaanka dowladda u adeegsanayo cabsi-gelinta iyo bartilmaameedsiga dadka siyaasadda ku mucaaradsan. Ilhaan ayaa qoraal ay Isniintii soo dhigtay barteeda X ku sheegt
Washington (Caasimada Online) – Xildhibaanadda Mareykanka Ilhaan Cumar ayaa walaac ka muujisay rabshadaha sii kordhaya ee ka socda waqooyiga Itoobiya, gaar ahaan xaaladda amni ee ka taagan gobolka Tigray. Qoraal ay ku baahisay barteeda Twitter-ka, Ilhaan ayay ku sheegtay inay si weyn uga walaacsan tahay colaadda sii xoogeysanaysa, iyadoo soo qaadatay dhacdo ay sheegtay in…
Washington ( Raxanreeb Online) Xildhibaan Ilhaan Cumar, oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka, ayaa soo bandhigtay hindise sharciyeed cusub oo lagu doonayo in ku dhowaad $140 bilyan oo loo qoondeeyay hay’adaha socdaalka iyo ilaalinta xuduudaha Mareykanka loo wareejiyo bulshooyinka ay saameeyeen hawlgallada hay’adahaas. Hindisaha oo loo bixiyay “Make ICE Pay Act” ayaa lagu sheegay in...