Topic
Warkasta is tracking kormeeray across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches balanballe, cadde, and gudaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wasiirka Amniga Gudaha XFS, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa kormeeray Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde, isagoo guddoomiyay shirkii shanaad ee lagu xoojinayay amniga iyo wada-shaqeynta hay’adaha ka hawlgala garoonka. Shirka waxaa diiradda lagu saaray isku-duwidda hawlaha hay’adaha, hagaajinta adeegyada iyo dardargelinta qorshaha banneynta xarumaha ku dhow garoonka ee…
Balanballe, Galmudug – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ay wehliyaan Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor, iyo Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, ayaa kormeer ku tagay Dugsiga Tababarka Towfiiq. Ra’iisul Wasaaraha iyo mas’uuliyiinta ayaa halkaasi ku soo kormeeray cutubyo cusub oo
Balanballe, Galgaduud – 4 Oktoobar 2026: Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta kormeeray xarunta ciidamada NISA ee degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud, halkaas…