Topic
Warkasta is tracking celiska across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches galmudug, doorashada, and natiijada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku dhawaaqay natiijada doorashadii ku-celiska ahayd ee Golaha Wakiillada dowlad-goboleedka Galmudug. Guddoomiyaha guddiga, Cabdikariim Axmed Xasan ayaa sheegay in doorashadu ka qabsoontay 11 degmo, iyadoo tartanka ay ka qayb galeen 12 urur siyaasadeed oo ku loollamay
Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa lagu soo gabagabeeyay ololaha doorashada ku-celiska ah ee Galmudug, iyadoo musharraxiinta iyo ururrada siyaasadeed ay maalmihii u dambeeyay olole iyo kulamo siyaasadeed ka wadeen deegaanno kala duwan oo ka tirsan Galmudug.