Topic
Warkasta is tracking danjirenimo across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches aqoonsiga, dalka, and liibiya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
TRIPOLI – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Liibiya, Mudane Cabdifataax Sheekh Axmed Cabdulmanaan, ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo u gudbiyay Guddoomiyaha Golaha Madaxtooyada Dowladda Liibiya Mudane Maxamed Al-Menfi. Gudbinta warqadaha aqoonsiga ayaa si rasmi ah astaan ugu ah bilowga waajibaadka diblomaasiyadeed ee safiirka, waxayna muujinaysaa sida ay
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Liibiya, Mudane Cabdifataax Sheekh Axmed Cabdulmanaan, ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo u gudbiyay Guddoomiyaha Golaha Madaxtooyada Liibiya, Mudane Maxamed Al-Menfi. Gudbinta warqadaha aqoonsiga ayaa si rasmi ah u astaan ah bilowga waajibaadka diblomaasiyadeed ee safiirka, waxayna muujinaysaa sida ay Soomaaliya iyo Liibiya uga go’an tahay x