Topic
Warkasta is tracking hambalyo across 5 reports from 4 sources. Recent coverage touches cusub, hirshabeelle, and sheekh, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa hambalyo u diray Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe), iyo ku-xigeenkiisa, Cabdifataax Xasan Afrax, oo maanta lagu doortay magaalada Jowhar. Duqa Muqdisho ayaa hoggaanka cusub u rajeeyay guul iyo horumar, isaga oo ku boorriye
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cabdixakiin Luqmaan Maxamed, Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Iidow iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad, Mudane Jaamac Cali Maxamuud oo caawa loo doortay hoggaanka cusub ee Golaha Wakiillada Hirsha
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), iyo Hoggaamiye Ku-xigeenka, Cabdifitaax Xasan Afrax, oo maanta ku guuleystay doorashadii ka dhacday magaalada Jowhar. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa bo
Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buurmadow oo ka mid ah dhaqanka Soomaaliyeed ayaa hambalyo u diray Hoggaamiyaha cusub ee Galmudug, Liibaan Axmed Xasan, iyo ku-xigeenkiisa, kaddib doorashadii maanta ka dhacday magaalada Dhuusamareeb. Boqor Buurmadow ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay in Liibaan Axmed Xasan uu horumar gaarsiin doono Galmudug, isla markaana uu…
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, kaddib markii Baarlamaanka Itoobiya uu dib ugu doortay xilka Ra’iisul Wasaaraha,…