Topic
Warkasta is tracking buurhakaba across 6 reports from 5 sources. Recent coverage touches ciidamada, aadan, and ambush, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa la kulmay siyaasiyiinta ka soo jeeda Degmada Buurhakaba ee ku metela Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Koonfur Galbeed, kuwaas oo uu hoggaaminayey Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumad
Ciidamada gaarka ah ee federaalka ayaa reportedly lumiyay laba gaari oo armored ah weerar ku yaal Jamaada iyadoo ciidamada dowladda ay dib ugu laabteen saldhigyada, taasoo dib u dhac ku keentay dadaalka Muqdisho ee ah in la soo celiyo dhulka gobolka Bay. BUURHAKABA, Gobolka Bay (WDN) — Dadaal ay sameeyeen ciidamada federaalka Soomaaliyeed si ay dib ugu qabsadaan degmada Buurhakaba oo ay la socdaan xoogag la safan dowladdii Koonfur Galbeed...
Maalin kahor ayay ahayd markii dowladda federaalka Soomaaliya ay cunaqabateyn kusoo rogtay xubno ka tirsan maamulkii hore ee Koofur Galbeed, oo uu ka mid yahay Laftagareen, iyagoo sheegay inay ku saleynayaan xog ay ka hayaan inay la shaqeeyaan al-Shabaab.
BUURHAKABA, Soomaaliya — Ugaas iyo Guddoomiye Watiin ayaa khudbado ka jeediyay degmada Buurhakaba ee gobolka Baay, kadib markii ay degmada la wareegeen ciidamada taageersan maamulka Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen. Buurhakaba ayaa ku taalla gobolka Baay, qiyaastii 60 kiiloomitir waqooyi-bari kaga beegan magaalada Baydhabo iyo ku dhowaad 180 kiiloomitir koonfur-galbeed kaga beegan Muqdisho. L
Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in saaka dagaal u dhexeeya ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Koonfur galbeed oo isku dhinac iyo ciidamo taabacsan Laftagareen uu ka socda Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay, kaas oo la’isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan. Dagaalka ayaa yimid, kadib markii ciidamada taabacsan madaxweynihii…
Wararka ka imanaya degmada Buurhakaba ee gobolka Bay ayaa sheegaya in magaaladaas ay saaka gudaha u galeen ciidamo taageersan madaxweynihii… Sii akhri