Topic
Warkasta is tracking hadal across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches aadan, dalbaday, and wada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa khudbad u jeediyay shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xaaladda dalka, guulaha laga gaaray amniga, horumarinta hannaanka dimuqraadiyeynta, hirgelinta doorashooyinka qof iyo cod, iyo dadaallada lagu xoojinayo wada-hadallada siyaasadeed ee u dhexeeya madaxda Dowladda Federaalka
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ugu dambeyn dalbaday in wada-hadal lagu wajaho xaaladda kasii dareysa ee maamulkaas, iyadoo maanta ergadii ugu horreysay ay gaartay gudaha magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay. Sheekh Aadan Madoobe ayaa Aqalka Madaxtooyadao ku qaabilay wafdi uu hogga