Topic
Warkasta is tracking tababarka across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches eutm, iisul, and kormeeray, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye gaas ibarahim Maxamed maxamuud ayaa kulan la qaatay Taliyaha Hawlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM-Somalia), Sarreeye Guuto Ivan Falasca. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinaca tababarka milatariga, horumarinta aqoonta iyo xirfadaha askarta iyo saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyo sare u qaadi
Balanballe, Galmudug – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ay wehliyaan Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor, iyo Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, ayaa kormeer ku tagay Dugsiga Tababarka Towfiiq. Ra’iisul Wasaaraha iyo mas’uuliyiinta ayaa halkaasi ku soo kormeeray cutubyo cusub oo
Safiirka cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya ayaa booqasho ku tagay xarunta Hawlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM Somalia), halkaas oo uu kula kulmay saraakiisha iyo masuuliyiinta hawlgalka.