Topic
Warkasta is tracking oic across 1 report from 1 source. Recent coverage touches dibadda and khadka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa khadka telefoonka kula hadlay Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), Mudane Ismail Ould Cheikh Ahmed. Wasiirka ayaa Xoghayaha Guud ugu hambalyeeyay xilka cusub ee uu la wareegay, waxaana labada dhinac ay ka wada hadleen xoojinta