Topic
Warkasta is tracking wadajirka across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches kale, muqdisho, and oic, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Uganda, Danjire Fardowso Maxamed Khanyare, ayaa soo dhaweysay wafdi ka socda dowladda iyo ganacsatada Uganda, kuwaas oo ka qaybgalaya shirka Guddiga Joogtada ah ee Wadajirka ah ee Soomaaliya iyo Uganda (JPC), oo 21–22-ka Oktoobar ka dhacaya magaalada Muqdisho. Shirka ayaa labada dal fursad u siinaya inay dib…
Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa mar kale xaqiijiyey taageerada uu u hayo midnimada, madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Taageeradan ayaa lagu muujiyey kulan…