Topic
Warkasta is tracking shaaciyay across 1 report from 1 source. Recent coverage touches galmudug and goobaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, ayaa shaaciyay xarumaha iyo goobaha codbixinta ee doorashada ku-celiska ah ee Dowlad-goboleedka Galmudug. Guddiga ayaa sheegay in tallaabadan ay qeyb ka tahay fulinta jadwalkii doorashada ku-celiska ahaa ee uu soo saaray 31-kii Agoosto 2026. Doorashada ku-celiska ah ee Galmudug ayaa la qorsheeyay in la...